Scroll down to see the Call for Applications in English.

Dulmar Guud

Ujeedada Shirka Nabada ee Kismaanyo waxa weeye in uu isku keeno bulasho waynta kala duwan ee Kismaanyo, kuwaasoo ku shaqo leh dhismaha nabadda iyo ururrada bulshada rayidka ah ee Kismaayo oo dhan, dhammaantood waxay wadaagaan dadaal adag oo lagu xallin karo khilaafaadka iyo nabadda, si ay u wadaagaan aqoonta, khibrada iyo casharrada, ayna raadiyaan fursadaha wada shaqeyneed.

Shirka Nabada waxaa martigelinaya Peace Direct iyada oo la kaashaneysa Ururka Bulshada iyo Horumarinta Beeraha (SADO) iyo Dugsiga Dhaqaalaha ee London (LSE). Waxuu dhici doonaa  10-12 Diisamber 2018 magaalada Kismaayo, Soomaaliya (goobta waa la shaacin doonaa).

Peace Direct waa hay'ad samafal caalami ah oo fadhigeedu yahay London, waxay la shaqaysaa nabad-ilaaliyayaasha maxalliga ah ee caalamka. Peace Direct iyo SADO waxay ka wada shaqeeyeen mashaariicdaarimaha  nabadda sannado badan, waxaana labaduba ay ka go'an tahay inay taageeraan dadaallada nabdoonaanta bulshada rayidka ah.

Ujeedada Shirka Nabadda ee Kismaayo waa:

  • In la gaarsiiyo hay'adaha maxalliga ah iyo kuwa nabadda ee Kismaayo in ay isku xirmaan, ay wadaagaan macluumaadka iyo istaraatiijiyooyinka, ayna sahamiyaan iskaashigooda, si wada-jir ah uwadaan taageeraan nabada Kismaayo iyo Soomaaliya guud ahaan
  • Wada shaqayn iyo falanqaynta wadajirka ah ee arrimaha nabadda ee Kismaayo. Falanqaynta wadajirka ah ayaa la daabici doonaa waxaana kor loogu qaadi doonaa si heer qaran ah iyo mid caalimi ah si ay u muujiyaan mudnaanta ay leedahay nabada ay hogaaminayso heer deegaan.

Waxaan rajeyneynaa in Shirka Nabadu uu fududeyn doonto wadaagidda aqoonta, halka sidoo kale la siinayo golo ay nabdoonyahaniinta degaanka ay ka wada hadli karaan ayna  aqoonsan lahaayeen arimaha xaniba nabada , siyaabaha ay u caawin karaan midba midka kale, iyo sida ugu wanaagsan ee beesha caalamku u taageeri karto dadaalada nabadda ee degaanka.

Haddii ay lagama maarmaan tahay, kharashka gaadiidka ee gudaha Kismaayo, cuntada iyo hoyga dhamaan waxaa bixinaysa Peace Direct. Laakin, lama siinayo wax lacag ah  kasoo qaybgalayaasha ah.

Xog Ku saabsan Peace Direct

Peace Direct waxaa loo asaasay aaminaanta, in meel kasta oo uu kajiro khilaaf, waxaa jira dad deegaanka ah oo nabada abuuri kara, iyo in aysan jiri doonin xallinta khilaafaadka  ilaa ay cid hogaamiso.

Waxaan dooneynaa inaan aqoonsanno nabad-gelyada iyo ururo nabdoon ah oo maxalli ah oo ay bixiyaan maal-galinta iyo kor-u-qaadka shaqadooda kuwaas oo noqda awoodooda dhabta ah ee nabada. Peace Direct waxay maal galisay ururo badan oo ka mid ah ururo nabad-dhisid oo adduunka ah, oo ay ku jiraan kuwo Soomaaliyeed.

Waxaan sidoo kale kor u qaadeynaa shaqadooda, iyo 1500 oo ah barnaamijyada kale ee nabadda ee degaanka ee maxalliga ah, iyada oo loo marayo boggeena internetka ee "Insight Peace" (www.peaceinsight.org). Qaybta Soomaaliya ee Fahan-siinta Nabadgelyada waxaa ku jira macluumaad ku saabsan ururo badan oo nabdoon oo dalka jooga.

Haddii aad tahay urur degaan ah oo ka socda Kismaayo oo doonaya in aad codsatid ka qaybkal dhacdadan, fadlan buuxi foomka 'Isbedelka Nabadda ee Kis-mayo - Tusmada Xiisaha' ee laga heli karo halkan si aad u soo dirto, una soo dir emailka mohamed.mohamoud097@gmail.com

Ururada kaliya ee Kismaayo iyo meelaha ku hareereysan ayaa  xaq u leh inay codsadaan. Codsiyada ururad haweenka hoggaamiya ayaa si gaar ah loogu dhiirri-galiyaa.. Haddii aad ubaahan tahay war bixino iyo faahfaahin dheeri ah, ama aad qabto wax su'aalo gaar ah, fadlan la soo xiriir emailka mohamed.mohamoud097@gmail.com

Codsiyada araajidu waxay ku egtahay, Jimce 26 October 2018.

Shirka Nabada ee Kismaayo waxaa abaabulay Peace Direct iyada oo la kaashaneysa Ururka Bulshada iyo Horumarinta Beeraha (SADO) iyo Dugsiga Dhaqaalaha ee London (LSE).

 

Kismayo Peace Exchange: Call for applicants

Overview

The Kismayo Peace Exchange aims to bring together a diverse group of peacebuilders and civil society organisations from across Kismayo, all of whom share a strong commitment to conflict resolution and peacebuilding, in order to share knowledge, experience, and lessons, and explore opportunities for collaboration.

The Peace Exchange will be hosted by Peace Direct in collaboration with Social-life and Agricultural Development Organization (SADO) and the London School of Economics (LSE). It will take place from 10 – 12 December 2018 in Kismayo, Somalia (venue TBC).

Peace Direct is an international charity based in London committed to supporting local peacebuilders around the world. Peace Direct and SADO have partnered on peace projects for a number of years and are both committed to supporting local civil society peacebuilding initiatives.

The purpose of the Kismayo Peace Exchange is to:

  • Enable local organisations and peacebuilders in Kismayo to connect with one another, share information and strategies, and explore collaborations for better co-ordination to support peace in Kismayo and Somalia more broadly
  • Collaborate on a joint analysis of peace issues in Kismayo. The joint analysis will be published and promoted to key national and international stakeholders to demonstrate locally led priorities for peacebuilding in Kismayo

We hope the Peace Exchange will facilitate the sharing of knowledge, while also providing a forum where local peacebuilders can discuss and identify the blockages they face in their work, the ways in which they can help each other, and how best the international community can support local peacebuilding efforts.

Where necessary, local transport costs within Kismayo, food and accommodation will be included for all attendees. Unfortunately, we are unable to provide per diems for attendees.

Introducing Peace Direct

Peace Direct (www.peacedirect.org ) is founded on the belief that wherever there is conflict, there are local people building peace, and that there will be no lasting resolution of conflict unless they are in the lead.

We seek to identify effective local peacebuilders and organisations and provide the funding and the promotion of their work that turns their potential into reality. Peace Direct has funded a variety of peacebuilding organisations around the world, including in Somalia.

We also promote their work, and that of 1500 other locally led peacebuilding initiatives, through our website Peace Insight (www.peaceinsight.org ). The Somalia section of Peace Insight contains information on many peacebuilding organisations in the country. 

If you are a local organisation from Kismayo interested in applying to attend this event, please complete the ‘Kismayo Peace Exchange - Expression of Interest’ form available to download here, and email it to  mohamed.mohamoud097@gmail.com

Only organisations from Kismayo and the surrounding areas are eligible to apply. Applications from women-led groups are particular encouraged, as are female representatives of other organisations. If you require further information on the event, or have any specific questions, please email: mohamed.mohamoud097@gmail.com

The closing date for applications is Friday, 26 October 2018

The Kismayo Peace Exchange is organised by Peace Direct in collaboration with Social-life and Agricultural Development Organization (SADO) and the London School of Economics (LSE)